kuch kuch hota hai af-Somali _fasiraadda heesaha hindiga_mayow kisow aawow

  • 15 Jan 2019
  • 10 809
  •  73
Komentar

  1. Abdinasir jibriil

    Abdinasir jibriilBulan Yang lalu

    Macalin casharada hindiga siday isuguxigxigaan sideen kuhelikaraa

  2. Mayow Kisow aawow

    Mayow Kisow aawowBulan Yang lalu

    Channel ka gudaha u gal playlist ku dhufo waxaad arkaysaa casharada oo mawduuc mawduuc ah

  3. Tamim Cadey

    Tamim Cadey3 bulan yang lalu

    Sanam Means iSwear ama Dharaa ma ahoo Saxiib Sanam tere Kasam sax Urud waad Taqaan no doubt I Salute Sir

  4. Mayow Kisow aawow

    Mayow Kisow aawow2 bulan yang lalu

    Sanam =gacaliso Kasam=dhaar Sanam teri kasam =gacaliso adigaan kugu dhaartay

  5. Tamim Cadey

    Tamim Cadey3 bulan yang lalu

    True No one Can.Suitbel This Song None other Than Udit Narayan Jii

  6. Oh bo Hooo

    Oh bo Hooo5 bulan yang lalu

    balaayo kula cod xumaatay cabdi mayow iga daa ciyaarta duf ku baxe

  7. Hassan Abdikhadir

    Hassan Abdikhadir7 bulan yang lalu

    Ar amaa hindi Tum ku dhaha kadibna dharbaaxsho 👏

  8. Mayow Kisow aawow

    Mayow Kisow aawow7 bulan yang lalu

    Wixii suaal aad qabto what's up group kayga iigu soo qor chat.whatsapp.com/HC4F6QhvIZU44UIr0LENE7

  9. Mayow Kisow aawow

    Mayow Kisow aawow7 bulan yang lalu

    Tum asxaabtaada lee u adeegso dadka waa weyn ha u adeegsan

  10. rabiyacabdiraxmaan143 rabiyacabdiraxmaan143

    rabiyacabdiraxmaan143 rabiyacabdiraxmaan1437 bulan yang lalu

    Wll afka hindiga xagee kubaran karaa you tup

  11. rabiyacabdiraxmaan143 rabiyacabdiraxmaan143

    rabiyacabdiraxmaan143 rabiyacabdiraxmaan1437 bulan yang lalu

    @Mayow Kisow aawowwll wan lasocda barashada hindiga wadku mahad San thy wll kusoo dar English ka si an ugu Faa idno

  12. Mayow Kisow aawow

    Mayow Kisow aawow7 bulan yang lalu

    Meelaha laga barto afka hindiga ma badno lkn channel kayga la soco adiga ayaa barandoonee

  13. bashir Hashi

    bashir Hashi7 bulan yang lalu

    Sxb waad cod macaan tahaye mxaad isku liidaysaa

  14. Mayow Kisow aawow

    Mayow Kisow aawow7 bulan yang lalu

    Wixii suaal aad qabto what's up group kayga iigu soo qor chat.whatsapp.com/HC4F6QhvIZU44UIr0LENE7

  15. Mayow Kisow aawow

    Mayow Kisow aawow7 bulan yang lalu

    Thanks mudane sare

  16. fathi haji

    fathi haji8 bulan yang lalu

    filinkaas asgoo af soomli ah isheega

  17. Tamim Cadey

    Tamim Cadey3 bulan yang lalu

    fathi haji Kuch kuch Hota hai Af somali Fanproj uu dire

  18. Mayow Kisow aawow

    Mayow Kisow aawow8 bulan yang lalu

    Maya wlh filimaan masoo geliyo walashay sorry casharo hindi ah iyo heeso hindi la fasiray iyo inyar oo filimaan afsoomaali lagu subtitle gareeyay bes ayaad chanelkaan ka helaysaa

  19. maryamosh hasan

    maryamosh hasan10 bulan yang lalu

    pal desi rajaa hindustaani noo soo fasir adoo mahadsan

  20. Tamim Cadey

    Tamim Cadey3 bulan yang lalu

    My Favourit Actor King Khan one of my Favourite movie of All Time This Song great Legand Player Singer My Favourite Udit Narayan

  21. Mayow Kisow aawow

    Mayow Kisow aawow10 bulan yang lalu

    Waa diyaar waan soo fasirayaa

  22. maryamosh hasan

    maryamosh hasan10 bulan yang lalu

    walee waxba ka dhacay

  23. Mayow Kisow aawow

    Mayow Kisow aawow10 bulan yang lalu

    Mahadsanid maryan

  24. Arwa mohamed

    Arwa mohamed10 bulan yang lalu

    well done bro

  25. Mayow Kisow aawow

    Mayow Kisow aawow10 bulan yang lalu

    Mahadsanid arwa